Hel Qiimo dhimis cusub oo 10%

Xabatu Rashaad
$1.00
Xabatu Rashaad Waa miro faa'ido badan u leh caafimaadka jirka. Waxaa ay hagaajisaa wareegga dhiigga iyada oo jirka ka saarta qashinka, hargabka iyo calool istaagga. Waxaa loogu talagalay dadka ka cabanaya gaaska ama laabdilaaca faraha badan. Waxaa ay daweysaa lafa xanuunka, roomatiisinada iyo kalkoosyada. Waxaa ka buuxa maadada kaalshiyoomka.
Waxaa ay u wanaagsan tahay caafimaadka dumarka, gaar ahaan haweenka nuujiye. Sidoo kale waxaa ay xoojisaa ugxaanta dumarka.
Horn Herbal
Discover the finest herbs and spice blends.
Xiriir
+252613680719
© 2025. All rights reserved.