Hel Qiimo dhimis cusub oo 10%

Super Cool Moroccan Bath Soap

Saabuunta Marookaanka

$2.50

Super Cool Moroccan Bath Soap waa saabuun dhaqameed hodan ku ah saliid saytuun saafi ah, oo si tartiib ah ah u nadiifisa isla markaana u qoyaan siisa maqaarka. Xumbadeeda jilicsan iyo carafteeda dabiiciga ah waxay qubeyskaaga ka dhigayaan mid leh dareen gaar ah sida spa oo raaxo leh.  Hel maqaar jilicsan, Iskudheelitiran oo nadiif ah. 

Cabir: 250g size

Faa’iidooyinka

  • Si tartiib ah u nadiifisa maqaarka iyadoon qallajin.

  • Bixisaa qoyaan iyo nafaqo dabiici ah.

  • Ka dhigtaa maqaarka mid jilicsan, dhalaalaya, oo caafimaad qaba.

  • Caraf khafiif ah oo dabiici ah oo sii jirta.

  • Ku habboon dhammaan noocyada maqaarka.

Waxyaabaha ku jira

  • Saliid Saytuun Saafi ah – qoyaan iyo ilaalin maqaarka.

  • Qaaciddo dabiici ah oo cagaar madow leh – muuqaal iyo nadiifnimo dheeraad ah.

Sida loo isticmaalo

  1. Mari jirka marka uu qoyan yahay.

  2. Si tartiib ah ugu xoq ilaa xumbo jilicsan ay samaysanto.

  3. Ku raaci biyo diirran.

  4. Isticmaal maalin kasta si aad u hesho natiijo muuqata.