Hel Qiimo dhimis cusub oo 10%

Laser White Turmeric Face & Body Scrub
Iskaraabka Huruudda _ Wejiga iy jirka
$2.50
Scrub-ka wajiga iyo jirka ee Laser White Turmeric waxa uu ka kooban yahay Huruud dabiici ah oo si khafiif ah u xoqaysa maqaarka iyada oo aan dhaawicin, kana saaraysa unugyada dhintay iyo wasakhda. waxa a ku siinaysaa maqaar ifaya oo jilicsan. Waxaa loogu talagalay wajiga iyo jirka labadaba. isticmaal huruuddaan si aad u hesho muuqaal dhalinyaranimo iyo maqaar cusub oo caafimaad qaba.
Cabir: 250gm
Faa’iidooyinka
Iftiimisaa oo mideeysaa midabka maqaarka.
Ka saartaa unugyada dhintay iyo wasakhda.
Ka dhigtaa maqaarka mid jilicsan oo cusub.
Ku habboon dhammaan noocyada maqaarka.
Waxyaabaha ku jira
Turmeric Extract
maadooyin dabiici ah oo si khafiif ah wax u xoqa
Kareen qani ah oo qoyaan bixiya
Sida loo isticmaalo
Mari wajiga/jirka marka uu qoyan yahay, si tartiib ah ugu xoq dhamaan dhinacyada, kadibna ku raaci biyo diirran. Isticmaal 2–3 jeer usbuucii.
Horn Herbal
Discover the finest herbs and spice blends.
Xiriir
+252613680719
© 2025. All rights reserved.