Hel Qiimo dhimis cusub oo 10%

Laser White Charcoal Clay Facial Mask
Maaskiga Dhuxusha
$2.50
Laser White Charcoal Clay Mask waxa uu ku siinayaa nadiifin qoto dheer iyo dhalaal degdeg ah. Waxaa laga sameeyay dhuxul iyo dhoob daiici ah si ay u soo saaraan wasakhda iyo dufanka, u furaan daloolada, isla markaana u iftiimiyaan midabka maqaarka.
Cabbir: 100ml. Ku habboon isticmaalka joogtada ah.
Faa'idooynka
Ka saartaa wasakhda iyo dufanka xad-dhaafka ah.
Yareesaa muuqaalka daloolada furan.
Ku habboon dhammaan noocyada maqaarka.
Fudud in la marsado lana dhaqdo.
Horn Herbal
Discover the finest herbs and spice blends.
Xiriir
+252613680719
© 2025. All rights reserved.