Hel Qiimo dhimis cusub oo 10%

Karakadeey - Hibiscus
Karakaday
$1.00
Karakadeey ama Hibiscus waxaa uu hoos u dhigaa cadaadiska dhiigga iyo karastaroolka taasi oo yareysa wadno xanuunka iyo istrooga.
Waxaa uu u wanaagsan yahay caafimaadka beerka isaga oo ka ilaaliya caabuqa
Waxaa ku jira kaalshiyom iyo fiber farabadan taasi oo wanaajinaysa dheefsheedka
Daraasadaha qaar waxaa ay sheegaan in xitaa uu u wanaagsan yahay dadka raba in ay miisaankooda qurxiyaan ama hoos u dhigaan.
Sidoo kale Karakaday waxaa uu wanaagsan yahay caafimaadka maqaarka iyo timaha, waxaana laga samaysan karaa saliid ama mask timaha oo waxaa ku jira Amino acide iyo fatamiino timaha koriya, kana ilaaliyaa jajabka iyo daadashada.
Horn Herbal
Discover the finest herbs and spice blends.
Xiriir
+252613680719
© 2025. All rights reserved.