Hel Qiimo dhimis cusub oo 10%

Dheelitre Tea
Tea for hormone balance and women's wellness
$5.00
Horn Herbal Dheelitire tea waa shaax dabiici ah oo u wanaagsan caafimaadka haweenka. Waxa uu dheelitiraa Hormoonada kacsan, kor u qaadaa taranka, xoojiyaa ugxaanta, nadiifiyaa uurkujirta, hagaajiyaa ciladha manka, wuxuuna dhamaystiraa tamarta iyo bilicda dabiiciga ah ee haweenka. Waa Shaax aan lahayn kaafayn (caffeine-free), wuxuu hodan ku yahay antioxidants, wuxuuna leeyahay dhadhan macaan oo dejin iyo dheelitir leh.
Waxa uu ka samaysan yahay geedaha kala ah:
Bardaquush
Meyramiya
Anisstar
Caagada waxaa ku jira 75g
Sidee Loo Isticmaalaa
1. Marka hore Biyo dabka saar oo karkari.
2. Soo qaado weel sida koob kadibna ku shub hal qaando oo shaaxa Dheelitire ah.
3. Kadib ku shub biyihii kululaa ee kuu diyaarsanaa. Walaaq oo oo dabool koobka si aad u huuriso.
4. Sug muddo shan daqiiqo ah si dhirta shaaxa ay u milanto.
Hadda waxa aad haysataa Shaaxa dheelitire oo diyaarsan.
Dheelitire Tea – "Quruxdu waa dheelitirnaanta
Horn Herbal
Discover the finest herbs and spice blends.
Xiriir
+252613680719
© 2025. All rights reserved.