Hel Qiimo dhimis cusub oo 10%

Flaxseed

Miraha Falaksiid

$1.00

Miraha Flaxseed waa daawo dhaqameed u wanaagsan caafimaadka jirka iyo maqaarka. Waxaa ku jira omega 3, Sink, magnesium, carbohydrates iyo fiber oo intaba jirka u baahan yahay. Waxaa laga sameeystaa saliid timaha la marsado, sidoo kale waa la cunaa oo waxaa ay hagaajisa dheefshiidka, caloosha ayay jilcisaa, hormoonada ayay iskudheelitirtaa, caafimaadka wadnaha ayay ilaalisaa, xasuusta ayay xoojisaa.