Hel Qiimo dhimis cusub oo 10%

DR RASHEL White Skin Whitening Fade Spots Sunscreen SPF 50
Kareen qorrax oo madmadowga baabi'inaya
$3.00
Kareen ka qorraxda ee DR RASHEL Sunscreen SPF 50 waxaa loogu talagalay in uu ka laaliyo maqaarka shucaaca qorraxda isla markaana u hagaajiyo muuqaalka guud. Waxaa si gaar ah loogu daray maaddooyin dabiici ah oo daryeela maqaarka, kana dhiga mid ifaya, siman, oo caafimaad qaba.
Cabir: 50ml size, suitable for all skin types.
Faa’idada
Difaac xooggan oo qorrax ka hortag ah (SPF 50, broad spectrum).
Yareyn iyo tir-tirid dhibcaha madow iyo midabka maqaarka oo aan sinnayn.
Siin qoyaan qoto dheer iyo ka hortag qallaylka ah.
Qurxin iyo iftiin dabiici ah oo maqaarka soo celinaya.
Ku habboon dhammaan noocyada maqaarka, maalin kastana la isticmaali karo.
Waxyaabaha ku jira (Key Ingredients)
Arbutin – Ka hortaga iyo yareynta dhibcaha madow.
Hyaluronic Acid – Bixiyaa qoyaanka qoto dheer, maqaarka ka dhigaya mid jilicsan.
Sun Filters (SPF 50) – ka Ilaaliyo maqaarka iftiinka qorraxda iyo waxyeelladiisa.
Sida loo isticmaalo (How to Use)
Nadiifi wajigaaga ka hor inta aadan isticmaalin.
Mari qadar ku filan wajiga iyo qoorta, si siman ugu faafi.
Isticmaal 15–20 daqiiqo ka hor intaadan qorraxda u bixin.
Haddii aad bannaanka joogto muddo dheer, dib u mari 2–3 saacadood kasta.
Horn Herbal
Discover the finest herbs and spice blends.
Xiriir
+252613680719
© 2025. All rights reserved.