Hel Qiimo dhimis cusub oo 10%

Miraha shamaarka
Fennel seed
$1.00
Miraha Shamaarka Waa daawo dhireed u wanaagsan gaaska, calool istaagga iyo dibrada. Dad badan oo muddo dheer gaas ka cabanaye ayaa marka ay isticmaaleen Shamaarta waxaa ay isku arkeen isbadal iyo caafimaad buuxa.
Mirahaan waxaa ku jira Faybar, vatamin c, calshiyoom, magnesium iyo macaadin kale oo aan la soo koobi karin.
Waxa aad u isticmaali kartaa hab cabitaan ahaan ah ama waxa aad ka dhigan kartaa shaax adiga oo biyo kulul ku darsanaya miraha Shamaarka.
Dhaga yare iyo qarfe ayaa sidoo kale ku darsan kartaa si aad caraf iyo dhahdhan heersare ah ugu yeesho.
Horn Herbal
Discover the finest herbs and spice blends.
Xiriir
+252613680719
© 2025. All rights reserved.